Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Booqday Borama

Borama – (warsoor) – Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Gureynta Somaliland Oo kormeer hawleed Borama ku soo gaadhay ayaa indho indhayn ku sameeyey goobta ugu haboon ee laga hirgelin doono xarunta wax-akhriska Borama isaga oo wasiirku balan qaaday in uu mudo sanad uu bixin doono kirada xarunta wax-akhriska borama.

Halkan ka daawo warka wasiirka hawlaha guud:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.