War Deg Deg Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo hada lagu dhawaaqay

Muqdisho – (Warsoor) – Raysal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hadda ku dhawaaqay golahiisa Wasiirada kadib munaasabd kooban oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Wasiirada uu ku dhawaaqay Raysal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa isugu jira-Wasiiro , Wasiir kuxigeeno iyo Wasiiro Dowlayaal, waxaana Wasiirada qaar kamid ah Siyaasiyiin horey xilal kala duwan ka soo qabtay  xukumadii Xasan sheekh Maxamuud.

Golaha Wasiirada uu goordhaw ku dhawaaqay Raysal Wasaaraha Soomaaliya waxaa ku jira aqoon yahano qaarkood siyaasada ay ku cusub yihiin, waxaana Liiska Wasiirada laga waayay xubno horey loo saadaalinayay in ay kamid noqon doonaan Xukuumada cusub.

Waxa goobtaas ka akhriyy Afhayeenka madaxtooyada, goor dhow la soco liiska wasiirada cusub ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.