Wajigii sadexaad ee wadahalada xukumada Somaliland iyo Khaatumo oo ka furmay Jabuuti

Jabuutiย  – (warsoor ) – Waxaa maanta dalka Jabuuti si rasmi ah uga furmey wajigii saddexaad ee wada hadalka Somaliland Iyo Khaatumo. Wajigan saddexaad ayaa waxaa markii hore ku yimid dib u dhac kooban oo afar cisho ah balse maanta ayuu si rasmi ah u furmey waxaana la filayaa in uu soo dhamaado maalinta Isniinta ah.

 

https://youtu.be/3HLkCnedVdU

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.