Soomaalida Kiristaanka Noqday Oo Loo Sharaxaayo Kitaabka ay Rumeeyeen Khaladaadka Ku jira

Islaamka – (warsoor) – Sheekh Xuseen Muxumed Cumar oo caanka ku ah falanqaynta arimaha diinta Islaamka kafka ku ah ee ka soo ifbaxaya Soomaalida ku nool Yurub ee ka baxay Islaamka ayaa ka hadlay kitaabka Bible oo Soomaali lagu turjumay oo uu sheekhu akhriyey laba kitaab oo midkastaaba ka kale burninaayo isla kitaabkaa la laftigiisuna in ka badan 100 meelood isku burinaayo.

Sheekh_xuseen

Sheekh ayaa si cilmiya baadhid ku sameeyey u xaqiijiyey in Bible-ku aanu hayn Kitaab Quduus ah oo ay imika ku andacoonayaa Soomaali Kiristaan noqotay oo ragg iyo dumar dhalinyaro iyo waayeel ah iskugu jira oo muuqaalkan bilowgiisa sheekhu ku soo qaadan doono.

Fadlan muuqaalka sheekhu ku faaqidaayo ka daawo Channcelka Sheekha ee DAACI SHOW:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.