Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Kismaayo kula shiraya xubnaha Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya

Kismaayo – (warsoor) – Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali, ayaa haatan waxaa uu kulan kul leeyahay Magaalada Kismaayo Xubnaha Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ee dhowaan la doortay.

Cumar Cabdirashiid ayaa mudanayaasha kala hadli doona arrimaha doorashooyinka Dalka Soomaaliya iyo sidii ay waajibaadkooda Shaqo ugu gudan lahaayeen si habsami leh iyo inay codkooda ku badbaadiyaan Dalka maaddaama ay dhowaan dhacayso doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

raiisal_wasaare_cumar

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.