Madaxweyne Muuse oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda Cusub

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa wasiiradda cusub oo ka kooban 32 xubnood oo intooda badani uu yihiin Wasiiro.

Madaxweynaha ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay golihiisan, halkan ka daawo golaha wasiiradd ee cusub:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.