Madaxweyne Muuse Biixi oo Loo Daariyey Madaxweynaha 5-aad ee Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Waxaana maanta  oo Arbaca ah 13 December magaaladda Hargeysa ka qabsoontay xafladda xil-wareejinta madaxweynaha cusub ee Somaliland ee dhawaan ay doorteen shacabka Somaliland. Xafladan ayaa ka dhacday qasriga madaxtooyadda Somaliland, waxaana ka soo qayb-galay marti-sharaf tiro badan.

Sida dastuurka Somaliland dhigayo guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Md. Aadan Xaaji Cali ayaa dhaariyey madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Dhaarta madaxweynaha ayaa u dhacday sida ka muuqata muuqalka hoose:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.