Dowladda Masar oo xabsiga dhigtay Dhallinyaro Sooaamliyeed

Cairo – (warsoor) – Booliska Dalka Masar ayaa xabsiga u taxaabay Xalay 14 Dhallin yaro Soomaaliyeed ah, ka dib markii laga shakiyay sharciyadda ay ku joogaan waddankaasi.

Dhallinyaradan oo dhammaantood Rag ah ayaa laga soo qabqabtay xaafado ku yaalla Degmada Nasri City ee Dalka Masar, kuwaas oo isugu jira Arday halkaa wax ka barata iyo Qaxooti.

Dowladda Masar ayaa dedaal ugu jirta sidii ay u xakamayn lahayd Dadka sida sharci darrada ku taga Dalkeeda isla maraana usii Tahriiba Waddamada Yurub, kuwaasooo in badan oo ka mid ah ku naf waayay Badda Dhexe (Mediterranean Sea).

In ka badan 5000 oo Soomaali ah ayaa ku nool Dalka Masar, kuwaas oo isugu jira Adray halkaa wax ka barata, Dad halkaa Degganaa muddo fog iyo Qaxooti.

Xigasho/ VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.